“Nimankow, idinkuna afooyinkiinna u jeclaada siduu Masiixuba u jeclaaday kiniisadda oo uu nafsaddiisii u bixiyey iyada aawadeed, 26inuu quduus ka dhigo oo ku nadiifiyo maydhidda biyaha xagga erayga”, Efesos 5:25-26