Qoyska Masiixa. By Shino Gabo Oct 26, 2016 | Fiidiyow cashiro ah Nimankow, idinkuna afooyinkiinna u jeclaada siduu Masiixuba u jeclaaday kiniisadda oo uu nafsaddiisii u bixiyey iyada aawadeed, inuu quduus ka dhigo oo ku nadiifiyo maydhidda biyaha xagga erayga, Efesos 5:25-26