Ilaah waa mid, waana kan abuuray dunida iyo wax walba oo ku jira. Si dadkiisa uu u fahmaan kan uu yahay iyo sida uu wax ugu qabto, wuxuu isugu muujiyaa saddex habood: Ilaaha Aabha ah, Ilaaha wiilka ah iyo Ruuxa qudduuska oo mid wada ah. Matayos 28:19 Haddaba taga, oo quruumaha oo dhan xer ka dhiga, oo ku baabtiisa magaca Aabbaha iyo Wiilka iyo Ruuxa Quduuskaa,