Tiitos 2. By Shino & Shania Gabo Jul 20, 2017 | Fiidiyow cashiro ah Waayo, nimcadii Ilaah way muuqatay, iyadoo badbaado u keenaysa dadka oo dhan, oo ina baraysa inaynu cibaadola’aanta iyo damacyada dunida diidno, oo aynu wakhtigan haatan la joogo digtoonaan iyo xaqnimo iyo cibaado ku noolaanno, Tiitos 2:11-12