Oo isaguna (Ciise Masiix) wuxuu dembiyadeenna u yahay kafaaraggudka; oo kuweenna oo keliya uma aha ee weliba wuxuu u yahay dembiyada dunida oo dhan. 1 Yooxanaa 2:2