Nuux wuxuu ahaa nin xaq ah, oo ku eed la’ farcankiisii; Nuuxna Ilaah buu la socon jiray. Oo Nuux wuxuu dhalay saddex wiil oo ahaa Sheem, iyo Xaam iyo Yaafed. Dhulkuna wuu kharribnaa Ilaah hortiisa, dhulkana dulmi baa ka buuxsamay. Bilowgii 6:9-11