Ku soo dhowaw reerka Masiixa! Waxaad Ilaah waydiisatey cafiska danbiyadaada iyo waxaad dooratey inaad Masiixa la socotid noloshaada oo dhan.

Si aad rumeysadkaaga ugu kortid, waxa muhiim ah inaad dhistid xiriirka masiixiyiinta kale iyo inaad kaniisadda ka heshid waxbarashada Kitaabka Qudduuska. Si aad inoola soo xiriirtid oon aan kugu xirno masiixiyiinta kuu dhow, waxaad buuxisaa foomkan hoose.