04Ilaah aad badan ayuu kuu jecelyahay wuxuuna rabaa inuu xiriir kula yeesho. Waxaan kugu dhiiragelinaayaa inaad ka fekertid in nafsaddada u dhiibtid Ciise Masiix oo u ogolow inuu danbiyadaada oo dhan dhaafo.