Qirashadaada Ciise Masiix,

Kitaabka Qudduska waxaa ku qoran: Ro0ma 10:9 “Maxaa yeelay, haddaad afka ka qiratid in Ciise yahay Rabbiga, oo aad qalbiga ka rumaysatid in Ilaah isaga ka sara kiciyey kuwii dhintay, waad badbaadi doontaa”.

Haddaba, waxaad ku duceeysataa ducadan hoos ku qoran.

Ilaahayoow waxaan ahay danbiile waan kuu toobad keenayaa ee iga cafi danbiyadeyda oo dhan. Waxaan aamin sanahay inuu Ciise Masiix ku dhintey isku talaabada danbigeyga aawadiis oo maalin tii sadexaad ka sara kacay. Rabiyoow waxaan afka ka qiranayaa oon qalbiga ka rumeynayaa inaad tahay Rabigeyga iyo badbaadiyaheyga. Ruuxaga Quduuska ha I hogaamiyo.waxaan intaas kugu weydiisanayaa magaca Sayid Ciise Masiix. Amen.

 Miyaad ku ducaysatey ducada kor ku qoran si niyad ah?