Kaniisadeena waxay bulshadeeda ugu adeegtaa sidan:.

  •  Kaniisadda usbuuciiba mar baa la kulmaa oo waxaa la bartaa Erayga Ilaah.
  • Waxaa Axadda jira dugsiga caruurta ay ku kulmaan..
  • Dadka rumeysadka ku cusub waxaan ku taageernaa sidii ay Masiixa ula socon lahaayeen.