Taasu way wanaagsan tahay, waana mid Ilaaha Badbaadiyeheenna ahu aqbali karo. Wuxuu doonayaa in dadka oo dhammu badbaado oo ay runta gartaan. 1 Timoteyos 2:3-4