Waad maqasheen in la yidhi, Waa inaanad sinaysan. Laakiin waxaan idinku leeyahay, Nin walba oo qof dumar ah damac u eegaa, durba qalbigiisuu kaga sinaystay. Matayos 5:27-28