Archives: Steps

Maya

04Ilaah aad badan ayuu kuu jecelyahay wuxuuna rabaa inuu xiriir kula yeesho. Waxaan kugu dhiiragelinaayaa inaad ka fekertid in nafsaddada u dhiibtid Ciise Masiix oo u ogolow inuu danbiyadaada oo dhan dhaafo.

Read More

QIRASHADA RABBIGA.

 Qirashadaada Ciise Masiix, Kitaabka Qudduska waxaa ku qoran: Ro0ma 10:9 “Maxaa yeelay, haddaad afka ka qiratid in Ciise yahay Rabbiga, oo aad qalbiga ka rumaysatid in Ilaah isaga ka sara kiciyey kuwii dhintay, waad...

Read More

ISKU XIRKA DADKA KALE.

Ku soo dhowaw reerka Masiixa! Waxaad Ilaah waydiisatey cafiska danbiyadaada iyo waxaad dooratey inaad Masiixa la socotid noloshaada oo dhan. Si aad rumeysadkaaga ugu kortid, waxa muhiim ah inaad dhistid xiriirka masiixiyiinta...

Read More

MAXAAN SAMEEYNAA.

Kaniisadeena waxay bulshadeeda ugu adeegtaa sidan:.  Kaniisadda usbuuciiba mar baa la kulmaa oo waxaa la bartaa Erayga Ilaah. Waxaa Axadda jira dugsiga caruurta ay ku kulmaan.. Dadka rumeysadka ku cusub waxaan ku taageernaa...

Read More

Nala soo xiriir